Baro Si Casri ah
Ku Guuleyso Si Degdeg ah Kulmis Academy

Madal Somaliyeed oo aad ka baran karto Teknoolojiyadda casriga ah, AI, Vibe Coding, Web Development iyo xirfado mustaqbalka dhisayo — meel kasta oo aad joogto

hero-1-2

98%

1Arday Soomaaliyeed

150+

Koorsooyin Technology & AI

Kor U Qaad Awoodda Shaqaalahaaga Adigoo Ku Tababaraya AI & Teknoolojiyad Casri ah

Empower Your Team with Expert-Led Courses

Kulmis Academy waxay bixisaa tababaro gaar ah oo loogu talagalay shirkadaha Soomaaliyeed si ay shaqaalahooda ugu diyaariyaan mustaqbalka AI, Automation, iyo Web Technologies.

Enrolled by

trial

Start your journey with free trial

Interactive courses designed to take your skills to the next level, anytime, anywhere