Baro Vibe Coding waa koorso casri ah oo ku baraysa sida loo dhiso websites, applications iyo systems adigoo isticmaalaya AI iyo farsamooyinka cusub ee Vibe Coding. Course-kan wuxuu ka bilaabanayaa heerka bilowga ilaa heer sare, waxaana lagu baranayaa sida fikrad kasta loogu beddelo project dhab ah iyadoo la adeegsanayo AI tools iyo technology-yada casriga ah. Ardaydu waxay dhisayaan in ka badan 20 mashruuc oo dhab ah sida E-Commerce System, School Management System, Inventory System, POS System iyo AI Applications. Marka aad dhamayso course-kan waxaad awoodi doontaa inaad dhisto systems casri ah, isticmaasho AI Coding, isla markaana noqoto Full Stack Developer casri ah.
Already have an account? Sign in